mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Ali Shekh Abdulaahi (Ali Afgooye) oo ay Wehliyaan La Taliyaha Madaxweynaha Dhinaca Amniga Maxamuud Maxamed Kheyr iyo Gudoomiyaha Degmada Baraawe Omar Sheikh Abdi Shafaana oo Kormeerey Dekeda Macmalka ah ee Magaalada Baraawe oo kuso Xiratay Doon Waday Raashiin iyo Aqab kale oo ka timid Magaalada DUBAI.