Saudis plan to construct Garacad port

Status
Not open for further replies.

Tjioux

the pussy is never yours, its just your turn.
Waxaa lasoo Bandhigay Naqshada iyo Qaabka loo dhisayo Dekadda Garacad ee Gobolka Mudug.

Dhismaha Dekadan ayaa waxaa Maal galinaya Boqortooyada Sacuudiga oo ay Madaxwayne Gaas heshiis kala saxiixdeen sanadkii hore, Balse lama shaacin wakhtiga la bilaabayo Dhismaheeda.

Dhismaha Dekeda waxaa la socda Laamiga isku xira Gaalkacyo iyo Garacad, Laamigaas oo fududayn doona Alaabaha Dekeda Garacad lagasoo dajiyo in si Fudud loosoo gaarsiiyo Gobolada Dalka.

Haddii ay Dekedana Hir-gasho waxay noqonaysa Dekadda ugu Mashquulka badan Soomaaliya marka loo fiiriyo halka ay ku taalo oo ah Bartamaha Soomaliya sidoo kale waxaa Adeegsan kara Dadka Ethiopia Halkaas oo ay kasoo Xaroonayso Dhaqaale badan.

Sidoo kale waxaa horay loo diyaariyay Kastamka Tuur-dibi oo laga Hir-galiyay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug midkaas oo loogu tala galay Gacanacsiga inay isku dhaafsadaan Itoobiya iyo Puntland.

Puntland ayaa Taageertay Xulafada Sacuudiga ee Go'doominta Dalka Qatar, Madxwayne Gaad ayaa hada ku sugan Dalka Sacuudiga.
20914569_1411587105615169_8213043137270223804_n.jpg
 
Tjioux

the pussy is never yours, its just your turn.
:mjlol::mjlol: the mooryans caalcaling in the comment section

"Iskala dhista galmudug sida inaad leedahin kkkkkk jidka dhamaadkeeaa markad ku so dhacdid waxaasi oo dhan galmudug ba lahan doono"

"Deee dhisa ka dibna galmudug ayaa la wareegaysa marka ka yaacdiin eee laydin baacsado"

"Sifiican Udhisa Mudug Kolaba Galmudug waad ushaqeyn Jirteene Wada shaqadaaaaaaa"

this comment tho :dead:

"Galmudug marka ay arkaan Mashaariicda ay Puntland ka wado Gobolka Mudug waxay soo qoraan: "Iska dhista kolay Galmudug baa qaadan doontee"

Waa Dad ku fakaraya in ay wax Bililiqaystaan, Balse aan marnaba ku Fakarayn in wax Dhistaan.

Reer Galmudug Burburki kadib Dagaaladi Gaalkacyo ee 27-ki sano ee lasoo dhaafay waxay isku dayeen in ay qabsada Airportka Gaalkacyo lkn iyaguba way ogyihiin inaysan qabsan karin lkn Awoodi oodhan Afka bay uga hartay.

Hal Maalin bay isku dayeen in ay Garoonka Diyaaradaha ee Galkacyo ay Hoobiye kusoo tuuraan, Maalintaas waa la Duqeeyay iyagoo lagu eedeeyay in ay yihiin Argagixiso.

Hada waxaan soo dhignay Post aan uga hadlayno Deked laga dhisayo Garacad, Dhamaatood waxay dhaheen "Galmudug baa qabsan doonto" waa Dad iyagoo soo jeeda Riyoonaya.

Nin kale waxa uu Dhistay in aad ku Fakartid inaad qaadatid waa Tuugnimo, Balse Puntland way taqaanaa sida Tuugada Gacmaha looga jaro".
 
spot on
 
Arma

GRAND Wizard of MJ SIXIIR
VIP
Keep flying Puntland, the sky's the limit for you. May the haters, die of burns of cuqdad, that flows through their bodies.
 
Waxaa lasoo Bandhigay Naqshada iyo Qaabka loo dhisayo Dekadda Garacad ee Gobolka Mudug.

Dhismaha Dekadan ayaa waxaa Maal galinaya Boqortooyada Sacuudiga oo ay Madaxwayne Gaas heshiis kala saxiixdeen sanadkii hore, Balse lama shaacin wakhtiga la bilaabayo Dhismaheeda.

Dhismaha Dekeda waxaa la socda Laamiga isku xira Gaalkacyo iyo Garacad, Laamigaas oo fududayn doona Alaabaha Dekeda Garacad lagasoo dajiyo in si Fudud loosoo gaarsiiyo Gobolada Dalka.

Haddii ay Dekedana Hir-gasho waxay noqonaysa Dekadda ugu Mashquulka badan Soomaaliya marka loo fiiriyo halka ay ku taalo oo ah Bartamaha Soomaliya sidoo kale waxaa Adeegsan kara Dadka Ethiopia Halkaas oo ay kasoo Xaroonayso Dhaqaale badan.

Sidoo kale waxaa horay loo diyaariyay Kastamka Tuur-dibi oo laga Hir-galiyay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug midkaas oo loogu tala galay Gacanacsiga inay isku dhaafsadaan Itoobiya iyo Puntland.

Puntland ayaa Taageertay Xulafada Sacuudiga ee Go'doominta Dalka Qatar, Madxwayne Gaad ayaa hada ku sugan Dalka Sacuudiga.View attachment 27565

Saudi Arabia cannot even construct their own ports!
 
Asma good observation but they have the means (petro-dollars) for them to be build. They cannot build anything and have countless western expats working and maintaining all the modern equipment, the same goes for the UAE. So they are not building anything but can give cash of their god-given wealth they sell undervalued to keep western economies afloat and affluent.
 
Both Saudi and UAE are BROKE. They have no more money left, that ship has sailed. Don't ever rely on Arabs for anything, especially if you are a dirt poor African country. The Arabs only understand might and violence.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top