Tjioux
the pussy is never yours, its just your turn.
Waxaa lasoo Bandhigay Naqshada iyo Qaabka loo dhisayo Dekadda Garacad ee Gobolka Mudug.
Dhismaha Dekadan ayaa waxaa Maal galinaya Boqortooyada Sacuudiga oo ay Madaxwayne Gaas heshiis kala saxiixdeen sanadkii hore, Balse lama shaacin wakhtiga la bilaabayo Dhismaheeda.
Dhismaha Dekeda waxaa la socda Laamiga isku xira Gaalkacyo iyo Garacad, Laamigaas oo fududayn doona Alaabaha Dekeda Garacad lagasoo dajiyo in si Fudud loosoo gaarsiiyo Gobolada Dalka.
Haddii ay Dekedana Hir-gasho waxay noqonaysa Dekadda ugu Mashquulka badan Soomaaliya marka loo fiiriyo halka ay ku taalo oo ah Bartamaha Soomaliya sidoo kale waxaa Adeegsan kara Dadka Ethiopia Halkaas oo ay kasoo Xaroonayso Dhaqaale badan.
Sidoo kale waxaa horay loo diyaariyay Kastamka Tuur-dibi oo laga Hir-galiyay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug midkaas oo loogu tala galay Gacanacsiga inay isku dhaafsadaan Itoobiya iyo Puntland.
Puntland ayaa Taageertay Xulafada Sacuudiga ee Go'doominta Dalka Qatar, Madxwayne Gaad ayaa hada ku sugan Dalka Sacuudiga.