Sanaag Developments + CeelDahir- Ceerigaabo Highway

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Xabaasha Wacle MCH

Great news. MCH/Senior services is what PL govt puts a-lot of focus on as they are vulnerable segments and prone to die either due to birth complication, lack of immunisation, or weak immune systems(the seniors). The rest of populationneed specialist services but their not a priority. Mogadishu focuses on 'specialists' for such a 'small segment population', it's madness.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Tropical Breeze This is what i mean, we all suffer this 4th world trusteeship symptom. Every 3rd world govt in africa can build world-class infrastructure and be trusted for infrastructure development aid.

While look at this, our ppl any project they either extend it so long and turn into a mashruc for personal gain or they under-deliver the project and within a year the rains or vehicle load destroy it due to poor materials or workmanship and they only do this so they can collect more money to re-fix it and turn that into a mashruc kkkkkk. No-one is putting these thugs on a black-list, no accountability, so it never ends and become repetitive/systemic as they have nothing to fear. Dalkani from the cleaner to president everything 'waa beec or mashruc'.

366731339_6098449653603546_4374190983489899751_n.jpg


Waxaa ayaan daro weyn ah in bulsho dhan oo isugu jirta aqoon-yahan,siyaasi,bahda dhaqanka,dhalinyaro,haween,caruur iyo cid kasta oo bulsho laga heli karo aaney ka hadlin kana dhiidhiyin dulmiga iyo lugooyada lagu hayo, sidaan wada ogsoonahay mashruuca waddada ceel-dahir waxaa uu noqday mid fadhiid ah oo aan waxba laga qaban mudo 10 sano ku dhowna laga dhigtay naas la nuugo o aan gurayn goornaba
Markaan arko jidkaa dayacan waxaan xasustaa ereyadii ay ka mid ahaayeen "HABAR BAA LEH OO HADLI MAYSO EH HULUUQ OO TEBI".

Gudida gacanta ku haysa dhismaha wadadaas wexey u badan yihiin reer sanaag waxaan leeyahay adeerayaalow ilaahay ka cabsada oo dadkiina lugooyada ka daaya, shaqadiinu wexey u muuqataa in ay idinka tahay "QAWDA MAQASHII WAXNA HAW QABAN "
Dawlad goboleedka puntland wuxuu dhowaan ka dhawaajiyey in ay DFS ay isbaaro u dhigatay mashaariicdii imanjiray puntland hase ahaate waxaan leeyahay dawladayda puntland iyadu ha aragto isbaarada ay u dhigatay gobolka sanaag , hadii ay gobolka mustaqbal ka leedahay puntland mashruucaas wadada ah si degdeg ah ha ugu wareejiso shirkadaha puntland wax ka dhisa , nimankii 8 sano 30km dhisayeyna wey mahadsanyihiin hana lala xisaabtamo.
W/T
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Guul Makhir ku nool Magac Makhir not booli qaran beelo qaawan oo magac somaliyeed huwan iskuna qarinayo qaran oo magacooda beesha calamka raba inay ku cunan.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
They have a good chance to town plan now in Badhan and set up land zones for industrial, commercial, govt, and residential and slowly determine roads and energy needs needed and begin seeking public-private-diaspora-international cooperation.


 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Tropical Breeze U can set up as being the knowledge capital and student trade, investors will come to develop student residential apartments as a side-effect, plus u got ur mining but ur not getting the full value chain and should set up processing plants for more jobs not 'raw export', plus farming-fishery can be done by your unskilled locals.

Dad badan ayaa sannadkan si weyn u raba jaamacadda Ummadda faraceeda Puntland.
Weli laba beri ayaa ka dhiman aqbaaladda ee yeysan kaa buuxsamin.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Masharuuca Wadada Ceeldahir Cerigabo , Waa Masharuc DhisKara Puntland Oo dhan , Qalabka Uu Haysto. Somaliya. Ma Yaal ,Qalab LaMid ah Waxan Uu Puntland Ugu Fadhiyaaa. Malaayin Dollar,, Waa in Madaxweynaha Puntland Uu Dhaqaajiya Wadada Celdahir Cerigabo ,Daamurna ukeena Madama Uu Balan Qaday. Dhawr Jeer ,
Reer Sanaag
Kakac Hurdadad Oo Dhista wadad Ceeldahir Cerigabo. oo la Shaqeyay. Dadka ayka go aantahy Inay Dhisaan inta Hartay , ,
Bosaso Tv Follow page-ka

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Deni Please contribute your part, Sanaag high-way everything waa yaala in terms of qalab and community contribution. War keen 'saliidi' barrels to bind the damuur. Meel kasto Puntland hadu umada kaco, waa in garab kasto la siiya, kuwa si fadhiyo iyagay uu taal, qof cirka uu soo deganayo ma jirto.
 

Trending

Top