Sanaag Developments + CeelDahir- Ceerigaabo Highway

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
El Dahir to Cowsane leg is done, in-fact it's left the town by 20 Km on it's march to Badhan and finally to Erigavo

Magaaladan horumarka wayni ka muuqdo ee nalkeedu uu baxayo waa π‚π¨π°π¬πšπ§πž Gobolka π’πšπ§πšπšπ  laamiga isku xira gobolada Puntland wuxu hadda dhanka badhan u dhaafay qiyaastii 20km, inkastoo ay ahayd in laamigu waqtigan uu gaaro magaalada badhan
balse haddana inta la qabtay waa horumar waa guul wayn oo soo siyaaday waana shaqada intii badnayd, safarkii dheeraana soo koobtay waana mid lagu xanuusan doono Mw Gaas oo bilowgeeda lahaa wadada iyo Mw Deni oo dhamaystirkeeda leh, waana wax yabaha Ururka KAAH uu u noqday kan ugu shacbiyada badan dalka...T&T

Waana mid kamida isku tashiyadii u hirgaley shacab waynaha 5ta milyan ee Puntland.
P.Power
341001191_6067061983381488_3229963350010607685_n.jpg
 
Masha Allah.
 
Calaami

Garaadka Guud ee Beesha Calaamka
1B33ED3F-FC2A-4A6E-B7E2-6CB97D593438.jpeg

Hadaaftimo.
Something cool about this region is how well organized their towns are. Badhan, Xingalool, Dhahar, etc. these are all extremely clean towns with homes and shops well lined. Very nice.
 
Trending

Latest posts

Top