Samaalic era appreciation thread

Samaalic Era

QurboExit
@Samaalic Era is someone that values his culture and religion. He's a true patriot and Somali nationalist. He's a respectful smart fella and wish him the best in his life. May Allah support you with anything you need brother.
My brother Facts, the Historian and Intellectual of sspot. Wallahi if we had more men like you sxb, Somalia would be a different place. The Ugas of Habar Awal. Shout out to you Bro:salute:
 
adiga mudaan lakin waxaan ahay

tumblr_nyxdp2POec1r12e7ro1_500.gifv

:chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah:

Sxb, Afsoomaaligaada waa heersare ayaan filayaa maadaama aad reer mudug tahay. Gabayo ayaan rabay wax ii fasira.

Ma noo furaa meel aan ka barano afka soomaaliga ee waawayn, gaar ahaan kan Gabayada?

Sugaal Cabdulle Iyo Sayid Mamaxed Gabayadoodii qaar ka mid ah ayaan wax kaa waydiin lahaa.
 
Last edited:

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Sxb, Afsoomaaligaada waa heersare ayaan filayaa maadaama aad reer mudug tahay. Gabayo ayaan rabay wax ii fasira.

Ma noo furaa meel aan ka barano afka soomaaliga ee waawayn, gaar ahaan kan Gabayada?

Sugaal Cabdulle Iyo Sayid Mamaxed Gabayadiisi qaar ka mid ah ayaan wax kaa waydiin lahaa.

mahadsanid walaal, ruunta hada aan iska sheego gabay iyo waxaa la mid laha aqoon dheer uu ma lihi, inta badan waan iska aqriya mise waan dhagaysta walaal. Tayda kale gabayada hore waa kuwa iska adaag sidas darteed waxay uu bahantay qof garanaya oo hadana aqoon uu leh walaal. Af soomalikayga waa mid meel kuu gaar sxb :kendrickcry: , asal ahaan reer mudug waan ahay laakin anigo yar baa igu dambaysay. Waxaan kula taalin laha in aad qof kale iska weydiso sida waliidka, etc
 
Labada waalidba goor dhow ayay dhinteen saxib. Ilaahay ha u naxariisto. Teeda kale, aabbahay hadduu noolaan lahaa, waxba xagga luqadda igama caawiyeen waayo Muqdishuu ku dhashay. Muqdishu wax ku dhashay Kuna koray oo Afsoomaali Qatar ah ku hadli Kara waa yaryahay saxib.

Hooyaa dhaantay iyadana waa ku daysay, tii alle xageeda.

Aabbahay anigaa xagga baadiyaha iyo xoolaha kaga waaya aragsanaa. Isaga magaalo muunan dhaafin weligii. Aniga laakiin waan Soo wareegay baadiyaha konfurta ilaa Keymaha Kenya. Ma maalin xoolo oo Reer baadiyaha wiil magaalo ka yimi doqon bay u arkeen aan xoolaha lagu aamini Karin. Wax Sac ama Hal ii dhiibo aan maalee wallay ka noqotay.

Marka saxib, adiga Dee wax iska day oo raggeedii noqo Ina adeer
 
Calaf

Veni Vidi Vici
2022 CHESS CHAMP
GENERALISSIMO
VIP
@Samaalic Era, a Somali Warrior indeed. I send salutations and praises to you. Your a real guy and a favorite to talk to.

A calm guy, not fierce not angry. My Somali Custhite comrade-In law

For real, a Calm guy to talk to, And I wish I have more endeavours with you in this sea of Somalilness as times go on.

I wish you a blessed and a happy new year my dear Comrade

From,
@Calaf
 
AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Labada waalidba goor dhow ayay dhinteen saxib. Ilaahay ha u naxariisto. Teeda kale, aabbahay hadduu noolaan lahaa, waxba xagga luqadda igama caawiyeen waayo Muqdishuu ku dhashay. Muqdishu wax ku dhashay Kuna koray oo Afsoomaali Qatar ah ku hadli Kara waa yaryahay saxib.

Hooyaa dhaantay iyadana waa ku daysay, tii alle xageeda.

Aabbahay anigaa xagga baadiyaha iyo xoolaha kaga waaya aragsanaa. Isaga magaalo muunan dhaafin weligii. Aniga laakiin waan Soo wareegay baadiyaha konfurta ilaa Keymaha Kenya. Ma maalin xoolo oo Reer baadiyaha wiil magaalo ka yimi doqon bay u arkeen aan xoolaha lagu aamini Karin. Wax Sac ama Hal ii dhiibo aan maalee wallay ka noqotay.

Marka saxib, adiga Dee wax iska day oo raggeedii noqo Ina adeer

Ilahaay ha uu naxaaristo, janaada firdaws haku waraabiyo

Ameen thumma Ameen

waa sida aan ku sheegay walaal, aqoon uu ma ilihi, hada aan awoodi laha si dag dag ah baan ku caawin laha walaal. Sida aan uu arko adiga baa iga ficaan ileen dalka baa iga dambaysa, hadana waad kusa koortay. Boqolki boqol waxaan aminsan yahay in aad baaran kartid walaal sidas darteed wa inaad dadalka kordhisa si aad ku guulaysta walaal. Wixii karitidayda ah waan kugu caawin walaal

Waxaan ka barya Alle in uu ku fududeyo arintada walaal

Ameen thumma Ameen
 
@Samaalic Era
The man the myth the legend. :denzelnigga:
If we apply the Muslim concept of Mujaddid (renewer) to Soomaalinimo, you have to nominate the brother.
He has the spirit of Ahmed Gurey and the Sayyid with modern sensibilities but is always true to deen and dhaqan.
Just imagine how he returns from 'Umra or Hajj, slaps a shisheeye askari in Xamar, makes a trending thread on sspot about it, retreats to GM and starts a Somali nationalist movement to liberate and unify us all.
A true Halyeey qaran, Wadani, Geesi and all around good brother :salute:
To borrow another religious concept, from now on I also dub him:
Xujjatu Soomaal @Samaalic Era :yousmart:
 
Trending

Latest posts

Top