Ramadaan Wanaagsan

Ramadaan Wanaagsan dhammaan walaalahayga muslimiinta ah meel kasta oo aad dunida ka joogtaan.

Bishan barakeysan waxay tahay mid ay ka buuxaan barako, danbidhaaf iyo soo nooleyn ruuxeed.

Waa bil ina looga baahan yahay inaan gargaarno dadkeena tabarta yar, xidhiidhino eheladeena, cibaadadana badino.

Waxaan eebe ka baryayaa in uu naga aqbalo soonkeena, ducooyinkeena iyo khayr kasta oo aan kasbano.

Aamiin!

E189E8E9-D70A-430D-A71F-8FEAE48F5B3C.jpeg
 
Last edited:

Trending

Top