My dad said sumcadada ayaa la eega in Somalia, hadi shalay lagu arkay, wala qoray waxad tahay. Ama hadal ama qayli ama wax kasto samay, way ku qoran tahay. Intas keliya bay ku roon yihin buu yiri somalidaa kuma noqnoqdan wax la arkay. That's why he said kuwa wax gabtay oo kale sida siyad hadu noolan laha, dadki dhan dalka ka qaxay ayaa soo noqon laha oo kalsooni ku gabo oo la soo arkay. Ileen sumcada waa wax wayn.
He said for example hadu siyad joggi laha all ppl wud ask him advice, about how to do this and that about their region issue, because they respect him, sumcada buu haysta. Wa ninka yiri kuwa tagta daran baan xafisyo uu dhibaya si loo hirgeliyo somalinimada la rabay si ay iyagu uu dhisman oo sumcad dalka ku yeeshtan. SYL paper bay u qornayd buu yiri lakin 'qoysas gaar ayaa wax walbo isku leexin jiray see top class jiro iyo bottom waxba' xitaa clan based ma ahayn buu yiri. It was about marriage with certain clans. My dad said till this day he doesn't respect SYL marki dambe. Kuwa 13ka haa they were SERIOUS. Wixi ka dhaxlay ayaa 'qoys isku noqday' beel ma ahayn ileen beel waa jiray lakin dhaqan 'amiko' baa jiray. It was nepotism between friends and family not Somali danteeda. That's why he says he never speaks to abgaal or osman mahmoud and sticks with NUGAAL leaders beel kasto haka soo jeedo buu yirahda. They are serious somalis
Siyad did affirmative action for clans who were building up. Like Isaaq, Minorities, etc. He said they didn't deserve half the things they got. He even mentioned that ilmo samatar raised by reer nugaal. During siyad day he said the whole naiton was just fulin and delivery. Thats why there was less siyasad and policy from them. My dad said he asked in laga badelo mid ka saraye oo aad uu liitay dhinac waxqabadka and siyad said wax ba la xeerinaya somalinimada.
Affirmative action is terrible and kills the hard workers who try to do something. I am against it. It rewards people not on skills and merit but their minority or their some excuse for failing. My dad hadu qofka istahilo adaa ba soo dhowaynaysid si aad wax ka korsatid lakin marku niin nocasi ah ahlul sunnah xil loo dhiibo, waxna maka soo kordhayo, inu ku durduro mooye. Xitaa marku durdurayo cilmi maka soo kordhayo. Its just a waste of time