R Kelly Noted Kheyre Bot

Discussion in 'Somali Politics' started by DR OSMAN, Jun 25, 2019.

  1. DR OSMAN

    DR OSMAN VIP

    Joined:
    Dec 5, 2015
    Messages:
    11,863
    Ratings:
    +6,900
  2. DR OSMAN

    DR OSMAN VIP

    Joined:
    Dec 5, 2015
    Messages:
    11,863
    Ratings:
    +6,900
    @R.Kelly I always thought something was out of place with Kheyre. U right wallahi. It's a bot

    But on a serious note guys, If your a delivery guy(fulinta) in government, I worked in government u have no right to speak about the policy, your job is to deliver it and that's it. There is law I think they have that says you cannot even question the government of the day about it and u need to do your job. That's why I was telling you my father is suprised 'fulinta' why sidasi laysku haysta marki muhimada tahay policyka which is where u set the idea, materials, costs, time, approvals(depending on govt style), review agenda. Fulinta is totally different, they are assessed how well they delivered according to the policy not if they can debate about it. Wa kuwa dhegaha laga garaco according to my father. lol

    I think PL/SFG are having a hard time understanding who role is who. But PL says their independent untill that constitution is signed, they won't join a place of no social contract or institutions. That is clearly stipulated in the federal and regional constitution.
     
    Last edited: Jun 25, 2019
  3. DR OSMAN

    DR OSMAN VIP

    Joined:
    Dec 5, 2015
    Messages:
    11,863
    Ratings:
    +6,900
    We got a huge way to go compared to western world. Even the departments in my country, waxaa laysku hisabtama 'coffee costs and milk' costs of taxpayer money. They say we can't use the department credit card to buy this. Imagine how tough they are on everything else and about 'waste' of taxpayer money? the shit somalia do, would see you sacked immediately and possibly jailed for fraud.Because money either grows or dies according to the western world, they don't have time for emotions, frauds, iyo bullshit. If it's not growing it's dying sxb even if it remains steady other things r rising(sicirka) so anything the govt needs to do will be more 'expensive' while it's not making savings.

    The west is very accountable sxb lakin it's slow as hell to do anything. Sometimes decades bay hal topic saaran yihin which Somalia cannot have such a rigid system like that. Checks n Balances in the right place bay uu bahan yihin not to much so nothing gets done. Like Isimo council oo dawlada ka baxsan oo awood gaar ah leh inay dawlada uu yeeri karan inay wax badelan hadi umadasi midnimadisa ama nabadisa khatar ku jirto iyago oo dhan ku heeshiyay. U can't deny their power these isimo, wa dawlad aan runta dhulka ka turjumaynin. Constitutional court. Criminal court at state level, supreme court at federal level. Is enough
     
  4. DR OSMAN

    DR OSMAN VIP

    Joined:
    Dec 5, 2015
    Messages:
    11,863
    Ratings:
    +6,900
    My dad said federalka way uu saxixan arimaha developmentka. Its not big deal that for them. He said tan ciidamada ayaa cabsi badan oo awood buux loo siyay dawlada federalka dhinac kasto. Dhinaca currencyga haday isku darsadan, waxay keeni karta hanjabad beri inaad saan iyo saas samayso. Plus foreign policy oo aadan soo farisan karin dhinaca siyasada xitaa hadu ku quseeyo waa cabsi wallahi. Wixi dhan aad samaynaysee 20 sano ayaa hal habeen ku dhamaadi karo
     
  5. DR OSMAN

    DR OSMAN VIP

    Joined:
    Dec 5, 2015
    Messages:
    11,863
    Ratings:
    +6,900
    Anyways my father said Somali clan war is over. In-yar ba harsan buu yiri oo single situation ah. Lakin hada kuwa la dilayo wuxu yiri qiimaha maba lahan beri ayaa la dhali kara kuwasi. He said he is very sad 4 month war waana meel uu bahan xusid gaar ah waxaa somalia ka dhintay 500 sano vision iyo aragti iyo dad saxibo dhow ahayeen oo beelahooda gacanta ku dhigi kara. My father said shabab qorshe kale weeye ma aha dagaal beeeleed, ileen maba jiro hamar wax qiimo leh la dilo oo xanuun lagu riddi karo. Wixi aad ka dishid beri buu dhala waana ki neefki ahaa ayaa iska badanayo.

    Hawiye hadu iscafiyo wayba dhamatay arinta somalia, 500 sano oo maskax sida loo cafiyo ayaa adag dee. My dad xus gaar ah bay uu bahan tahay taasi because manta inaga oo dhan bay na tabanaysa beel dhan oo iska dishay wixi qiimo wayn uu laha.
     
  6. DR OSMAN

    DR OSMAN VIP

    Joined:
    Dec 5, 2015
    Messages:
    11,863
    Ratings:
    +6,900
    My dad said sumcadada ayaa la eega in Somalia, hadi shalay lagu arkay, wala qoray waxad tahay. Ama hadal ama qayli ama wax kasto samay, way ku qoran tahay. Intas keliya bay ku roon yihin buu yiri somalidaa kuma noqnoqdan wax la arkay. That's why he said kuwa wax gabtay oo kale sida siyad hadu noolan laha, dadki dhan dalka ka qaxay ayaa soo noqon laha oo kalsooni ku gabo oo la soo arkay. Ileen sumcada waa wax wayn.

    He said for example hadu siyad joggi laha all ppl wud ask him advice, about how to do this and that about their region issue, because they respect him, sumcada buu haysta. Wa ninka yiri kuwa tagta daran baan xafisyo uu dhibaya si loo hirgeliyo somalinimada la rabay si ay iyagu uu dhisman oo sumcad dalka ku yeeshtan. SYL paper bay u qornayd buu yiri lakin 'qoysas gaar ayaa wax walbo isku leexin jiray see top class jiro iyo bottom waxba' xitaa clan based ma ahayn buu yiri. It was about marriage with certain clans. My dad said till this day he doesn't respect SYL marki dambe. Kuwa 13ka haa they were SERIOUS. Wixi ka dhaxlay ayaa 'qoys isku noqday' beel ma ahayn ileen beel waa jiray lakin dhaqan 'amiko' baa jiray. It was nepotism between friends and family not Somali danteeda. That's why he says he never speaks to abgaal or osman mahmoud and sticks with NUGAAL leaders beel kasto haka soo jeedo buu yirahda. They are serious somalis

    Siyad did affirmative action for clans who were building up. Like Isaaq, Minorities, etc. He said they didn't deserve half the things they got. He even mentioned that ilmo samatar raised by reer nugaal. During siyad day he said the whole naiton was just fulin and delivery. Thats why there was less siyasad and policy from them. My dad said he asked in laga badelo mid ka saraye oo aad uu liitay dhinac waxqabadka and siyad said wax ba la xeerinaya somalinimada.

    Affirmative action is terrible and kills the hard workers who try to do something. I am against it. It rewards people not on skills and merit but their minority or their some excuse for failing. My dad hadu qofka istahilo adaa ba soo dhowaynaysid si aad wax ka korsatid lakin marku niin nocasi ah ahlul sunnah xil loo dhiibo, waxna maka soo kordhayo, inu ku durduro mooye. Xitaa marku durdurayo cilmi maka soo kordhayo. Its just a waste of time
     
    Last edited: Jun 26, 2019
Verification:
Draft saved Draft deleted
Loading...

Share This Page