Iyadoo siweyn ay magaalada Garoowe ee caasimada Punland uga socdaan mashariicda hormarinta magaalooyinka , ayaa hada waxaaa gabo-gabo maraya dhismaha wadada xaafada Waaberi ee sadex xidigoog , taasoo halbawle u ah adeega dadweynaha iyo isku socodka gadiidka iyo dadka korna u qaadeysa , ganacsiyada , dhaqaalaha iyo shaqo abuurka dhalinyarada .
Wadooyinka cusub ee ka socda magaalada Garoowe , ayaa ah wadooyin si casriya, loo dhisayo tayadoodana aad u wanaagsan tahay .
Mashariicdaan ayaa waxaa fulinaysa dowlada hoose ee degmada Garoowe , oo kaalmo dhaqaale ka heleysa Bank aduunka .
#GaroweLGSURPII
#GaroweLGSURPIIMedia