Puntland Regional Roads, Highways & Bridges Thread

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Galkacyo Shirkada dhismaha lamiyada ee ELGAR Construction Bussiness Combany oo caawa ka bilowday dhismo laami kalimaha shidaalka Puntland petroluim iyo Shirkada Amal Bank Waana shirkadii ugu hireysay ee Laami ka bilowda Puntland


 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Engneerada guddiga dhismaha wadada Ceel Daahir Ceerigaabo oo maamulka degmada Carmo ku wareejiyay naqshadda iyo qiimaynta 13 Wado oo maamulka iyo bulshada magaalada Carmo doonayaan in ay si Isku tashi ah ku hirgaliyaan.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

I am posting the video in-case the original post picture disappear on facebook. This is the bur-salah-Gaalkacyo road
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Mid Kamida Waddooyinka Cusub Ee #Xaafadda_Hantiwadag Ee Halbowlaha U Ah Isu Socodka Dadwaynaha .

Maamulka Xaafadda Waxa Uu Ugu Baaqaya Bulshada Xaafadda Gaar ahaan Dadka Wadadan Hormarto Inay Ilaashadaan Kana Ilaaliyaan Wixii Dhib Ku Ah Wadadan .

293640974_188196903560297_4737790503170310482_n.jpg



May every street in Puntland look like this. A nice row of trees, drains, lighting, sidewalks.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dhismaha Waddada isku xirta Sinujiif iyo Ceel-qalqalooc oo gabagaba ah.

Dhismaha Buundooyinka iyo ballaarinta waddada taasoo hadda noqon doonta 8-Mitir oo ballac ah,ayaa soo dhamaaday.

Inta badan Wadada halbowlaha ah ee isku xirta Puntland iyo Somaliyaba dib,ayaaa loo dayactiray.

Dowladan Sanadka iyo biluhu uga hareen mudo xileedka arimaha ay waxkaqabatay,waxaa ka mid ah Wadadaas oo aad udayacnayd.

Albashiid waa mid ka mid ah Shirkadaha fuliyay dhismahaas

294606254_10160112375106878_315081916060115461_n.jpg


294641449_10160112375171878_199470669361295076_n.jpg


294652608_10160112375201878_3719009428410158056_n.jpg


294648366_10160112375211878_8499587013508824002_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gudoomiye kuxigeenka hay'ada Wadooyinka Puntland Abdirisaaq xayir oo ay wehlinyaa qaarkamida injineerada hay'ada ayaa kormeer kutagay dhismaha dayactirka wadada halbowlaha ah ee xaaji khayr iyo midigar taasoo dayactirkeedu meel wanagsan marayo.













 

Trending

Top