Puntland refuses acting president from landing in Bosaso.

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Waxaan arkayay rag badano cismaan maxamuud ah xurmadle Said Abdullahi Deni ku dhaliilaya tolkii buu ka xeesan waayay oo ay ula jeedaan tolkii waxna muusan tarin,,

Hadaba maxaa ka run ah hadalka dhalinyaradaas runtii anigu marna ma jecleen inaan ka hadlo arinkaas lkn markaan arkay abaal la’aanta tolkeyga inaan ka hadlo waan ka fursan waayay cidkaleba yeelkeed cismaan maxamuud kama fileen in deni ay ku dhaliilaan xukuumada kama aynu qadeen,

Puntland waxaay leedahay dhowr ciidan oo kala duwan tusaale police, daraawish,birmad, asluub, psf, pmpf, iyo pisf , hadaba dhaliishooda maxaa ka run ah maxaase ka been ah

1. Taliyaha ciidamada daraawiishta
2. Taliye x/g ciidanka asluubta
3. Taliyaha ciidanka psf
4. Taliyaha ciidanka birmadka
5. Taliyaha ciidanka pisf
6. Taliyaha qeybta bari
7. Taliyaha qeybta nugaal
8. Taliyaha airoporka bossaso
9. Maareeyaha dakada bossaso
10. Agaasimaha ciidanka pmpf
11. Taliyaha ciidanka madaxtooyada
12. Gudoomiyaha maxkamada sare

Intaas waa wada cismaan maxamuud saraakiisha ugu sareesa ee puntland kuleeyihiin waxaa udheer wasiiro iyo wasiiro xigeeno agaasimayaal guud iyo kuxigeeno illaah baan ku dhaartay said deni waa nin tol jecel intaasba haduu idin siiyay inaad maanta u dudaan idin kama fileen gun hadee jirto waa idinka lugaha is heesta cismaan maxamud oo dhan yaan u gafin reerka fidnada ee aan ka dhashay ee bahdirooble sumcadii iyo qayimkii cismaan maxamuud god dheer bay ku rideen waxaanse la yaabanahay cida ay bari madax unoqonayaan cajiib,

Waxaan kusoo gabagabeenayaa Deniyow madaxweyne waxaa tahay halyeey taariikhdu ay xusi doonto hajabin oo waligaa jir inta aan noolahay gadaashaa nin cismaan maxamuud sheegta hadaan tolnimo ku taageero lug iyo labo allaha igooyo
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Dani give his tol all the position but his tol are najas najas dhashe 😂😂 xaranta ilmo diyano wa in la iska qabta
 
Last edited:
Dani give his tol all the position but his top are najas najas dhashe 😂😂 xaranta ilmo diyano wa in la iska qabta
Saxibkeey libax Joore you shouldnt choose a side between your kins you should support peace for all sides .
I use to be a supporter of Deni but lately his moves have been very childish he shouldnt take his anger on FGS or deputy of lower house speaker sacdiya samatar .

Did you know when president HSM and Aden madoobe were away from the country at the same time this lady became the first somali women to hold president responsibilities and first for beesha shanaad .

FRdhQLxWYAQd0Cm.jpeg.jpg


Deni should apologize to deputy of lower house speaker sacdiya who is a native puntlander and invite president HSM to federal state of puntland.
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
She's an cuqdadley who was working with the rogue PSF forces, she knew what she was doing and they stopped it. She can send her 20 cartons of cookies and stay where she belongs.
Wasnt she originally a PL MP or something? I heard she was picked by Deni as MP and she backstabbed him.
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Aun to the deceased I hope puntland government comes through from this and they agree to either give aid to reer bosaso or with held it just like how they with held aid to sool and sanaag .


Let's cut out the the insults . The new Mogadishu looks like this View attachment 229275View attachment 229276

Did You mean puntland will become the old Mogadishu ??

Its no wonder president deni went in on everything to be at the head seat of villa Mogadishu , man wanted to escape the rabsho that comes of buntland presidency
Ebow this is Nairobi compare that to bombdisho
9439104C-1B58-4DE1-9599-06DCD107219E.jpeg
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
So many unnecessary deaths, very sad. No one is going to be punished for this either. All over a few boxes of aid that will come anyway
What about when galmudug and ahlu suna wal Jamac were fighting how many people died 😂 at least alhu suna wal jamaca was kick out of dusmareeb and gureceel but diyano mafia are still in bosaso until this mafia are killed and exiled the will be no peace in bosaso
 
Top