Puntland Government buildings Thread

Puntland Information Management Centre HQ in Garowe

(opened in December 2021 but was operating since 2019).

Constitutionally an independent governmental agency, while it structurally has a board consisting of ministries
namely; Planning, Water, Agriculture & Livestock and the disaster management agency
(HADMA), the board has a main task of approving the work plans and policies of the center.
The aim of the center is to collect, analyze and disseminate data related to water and land
resources, conduct case studies on specific matters, provide information to the relevant
ministries for bettering the decision making during the development of strategies, policies
and projects.


FF6cos4XIAQkuUM
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waa Jadwalka shaqo ee dhameystirka Doorasho hal qof iyo hal cod ah oo Shacabka Degmooyinka Puntland ay kusoo dooranayaan Goleyaashooda deegaanka. Waxaa Qorshuhu yahay January 2023 in Puntland ay yeellanayso saddex Xisbi Siyaasadeed oo rasmiya, inshallah.

Shaqadan socota ee awooda loogu dhoweynayo shacabka waa mid aytahay in lagu garab istaago Dowladda iyo Guddiyada ka shaqeynaya, wax ka weyn majirto in dadku codeeyo hore weynu u sameynay inta hartayna inshallah waa ku guuleysanaynaa in la dhameystiro.

284128271_5046161822087376_4813446670904719284_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Goobta: Boosaaso, Bari, Puntland.
Mulkiile: Wasaaradda kaluumaysiga Puntland.
Nooca: Xafiisyo wasaaradeed. Ka kooban laba dabaq.
Shirkaddu, waxa ay diyaar idin la tahay nashqado qurxoon, qiima jaban iyo shaqaale tayadoodu sarayso. Soo dhowaada walaalayaal.

292880815_434213475382790_5114200884805865917_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The next president as puntites we expect much more. Deni has paved the way.

I expect to see this in Bosaso n Garowe n Galkacyo




The only answer to water shortage is to 'recycle' water and 'treat' it and send it back down the supply pipes to homes. I also expect puntland to begin 'sewage' plants in our major cities.

Puntland best friend should be Rwanda, we share a similar story 'whotus' attacked our civilians. We are on the path to development. When I go to Africa, I am visting Rwanda to speak with tutsi people about their development plan, cost involved, lessons learned from their project to help puntland make wise decisions.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Garoowe : 1 August, 2022; Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha DPL Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed (Libaaxe) oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta, Gudoomiyaha Gobolka Nugaal, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Mas’uuliyiin kale ayaa xadhiga ka jaray Xarunta Caafimaadka Xoolaha ee Degmada Garoowe ee Gobolka Nugaal.

Xaruntan oo ka mid ah mashaariicda ay Dowladu daahfurtay munaasabadda 1da August waxaa loogu talo galay in ay noqoto goob lagu baaro laguna daaweeyo xoolaha.

-- DHAMMAAD --
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA EE WASAARADDA XANNAANADA XOOLAHA DPL.
Puntland Ministry of Livestock and Animal Husbandry














296262041_437083745126642_7236151975711113649_n.jpg
 

Trending

Top