Puntland Government buildings Thread

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
GAROOWE - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa koormeer shaqo ku tagay dhismaha xarunta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Nugaal.
Kormeerkan ayaa salka ku hayay wax ka ogaanshaha halka uu maraayo dhismuhu xarunta oo her gabo gabo ah maray.
Mas'uuliyiin Shirkadda Albaashid ee wada dhismaha Wasaaradda ayaa Wasiirka xog-dheeri ah ka siiyay hannaanka shaqo ee socoto dhowaana la soo af-meeri doono.
#ALLOW_ABAARTA_NAGA_SAAR
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland





 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Said Abdullahi Deni, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah oo maraya meel geba-gebo ah, Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta iyo Injineerada gacanta ku haya dhismaha xaruntan oo hab casri ah loo dhisayo.


 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
17 SEPTEMBER 2022:

GAALKACYO: Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha DPL Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed (Libaaxe) oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali, Isuduwaha wasaarada Xannaanada xoolaha ee Gobolka iyo Agaasimaha waaxda wax soosaarka ayaa xadhigga ka jaray xarunta wasaaradda ee Gobolka Mudug.

β€” DHAMMAAD β€”
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA EE WASAARADDA XANNAANADA XOOLAHA DPL


306202278_469409145227435_7525328876224296161_n.jpg



307161951_469409228560760_4183518274420713366_n.jpg



306725728_469409245227425_7487052895031219890_n.jpg


306984076_469409275227422_8062867696358537998_n.jpg


307652816_469409318560751_5301524551024118172_n.jpg


 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
DANGORAYO: Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha DPL Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed (Libaaxe) ayaa kormeer ku tegay xarunta wasaaradda xannaanada xoolaha ee Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal oo dib u dhis iyo dayactir lagu samaynayo.

β€” DHAMMAAD β€”
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA EE WASAARADDA XANNAANADA XOOLAHA DPL















 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Hadal-jeedinta Xild. Jaamac Yaasiin oo maanta Degmada Waaciye kaga qayb-galay Dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha, Sidoo kalena kormeeray mashaariicda ka socata Waaciye.

 

Trending

Top