Status
Not open for further replies.
Good news: Puntland's farms/produce are enough to sustain the state, they were even exporting it to the South last year.

However, there are issues that need to be dealt with.

See below;




kkkk-1-740x400.jpg
 
Garowe (HM):- Guud ahaan deeganaada Puntland waxaa ka jira isbedel sare oo laga gaaray dhanka dhul beerista,waxaana la beeray Qudaarta cagaaran,Geed miroodka ,dhirta quruxda iyo ubaxleyda ah & geedo kale oo muhiim ah,magalada Garoowe waxaa lagu qabtay munasabad balaran oo lagu soo bandhigayo dalagyada kala duwan ee kabaxay beeraha Puntland.

Munasabada waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda deegaanka ,Beeraha & isbedelka cimilada,waxaana dadka beeraha ku howlani ay muujiyeen xirfadda ay u leeyihiin wax soo saarka beeraha iyo horumarinta deegaanka.

Beeralayda Puntland oo meelo kala duwan oo gobolada iyo degmooyinka ka kala yimid waxaa ay tilmameen caqabadaha iyo guulaha dhanka beeraha ka jira,waxaana ay hoosta ka xariiqeen in ay jiraan caqabado haysta beeraha sida.

  1. Abaraha soo noqnoqda Guud ahaan Soomaaliya.
  2. Biyaha oo aan ku filayn dhulka qaybtiis
  3. Tababarada iyo aqoonta beeralayda oo u bahan in sare loo qaado
  4. Dallaga oo ay adagtahay in la helo mid ku haboon beerashada
  5. Dhibatada cayayaan oo xiliyeysan
  6. Cuduro haleela dallaga gaar ahaan qudaarta ay kamidtahay Yanyadu.
  7. Gacansiinta hay,adaha dowladda oo aan gaarsiisnayn heerkii la rabay.
  8. Boholo iyo meelo isbedel ku dhacay dhulka .

Beeralayda Puntland waxaa ay hoosta ka xariiqeen in dallaga kazoo baxay beeraha Puntland uu yahay mid ku filan isticmaalka,iyadoo ay ku howlanyihiin sidii loo dardargelin lahaa horumarinta dhul beerashada,madaama ay beeruhu kamidyihiin meelaha uu ku tiirsanyahay dhaqaalaha ummada Soomaaliyeed.
 
Puntland can basically grow all the fruit that is grown in the South AND we have date farms so we don't even need the South for sustenance. Once the road from Sanaag to Bosaso is completed, we will have even more produce.

This means we no longer need to deal with security threats and bombs hidden in food trucks from the South like when they attacked Galkacyo.
 
Puntland can basically grow all the fruit that is grown in the South AND we have date farms so we don't even need the South for sustenance. Once the road from Sanaag to Bosaso is completed, we will have even more produce.

This means we no longer need to deal with security threats and bombs hidden in food trucks from the South like when they attacked Galkacyo.
We can trade with Jubaland.. The most fertile land in the south is in Jubaland.. You don't need trucks to export but we can use the seaway to transport goods between kismaayo and Bosaso port. Bussines will boom and both regions will benefit from it.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top