Puntland Cultural Summit

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad is adamant arinta somalia hada ma aha beelo hada. He said thats why they marry young, reproduce, so if u kill him, he already has 10 kids who till take his spot. Wa jug jug halkaadi jog. It's only useful you kill them before they have kids lol which is highly unlikely in Somalia. So my dad said in dawlad la'antu sii dheerado waxaa dan ku gaba keliya ganacsato ma aha beelo somaliyeed ileen haday ku dilan beri populationka meeshay taala weli. It's continous circle of nothing being achieved. He said arimaha tarikhiga ah which can be as long as 200 yearsexcept hawiye oo 91 arimahooda ugu wayn bilabmay) requires horta in dawlad timado oo dad nool soo baxan oo laga aarsan karo. PL is different 200 years bay soo jiitamaysa arimahooda lakin at least wax uun bay ku heeshiyeen in aan lays dilin loooooooool illa wax la dilo la helo. My dad is adamant illa suuqa bakaraha furan yahay dawlad ma soo socoto, marki la burburiyo ayay dawlad imanaysa ama dadka leh la tarxilo.

So he is adamant bakaraha ayaa dhibka ka jira they only benefit from the civil war. My dad was like everytime the bakaraha was being bombed, dawlad ba dhow. I said why, he said at least hada hadaf ba jira oo wax keeni kara inu isbadelmo. Not beel ba beel weeraray oo ganacsato gadaal ka xirayo kkkk. Cuz beeluhu labo dhaqiiq bay ka heeshin kara waxooda hadi meel kale laga soo riixaynin. Hada niman afduuban baba yimi waa mashruc kale
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad said maybe from 1991 illa 2050 waxaa maqlaysa sida sharmarke lagu dilay. Mid mid ba dhimanayo lakin xabsi ayaa la gaynaya keliya ama wala dila, wa dambi keliya, ma kicinayso dagaal beeleed, waa arsigi la sugaye kkkkk. They will be doing such things according to my dad maybe up too 2050 but this time 'cayr' ba u badnan doono wa haday soo saaran wax laga dili kare. Abgaal/sacad will get revenge constantly, they lost the most when u look at class level in the civil war. The news will say stuff like 'waa arin soo jiitamaysay oo ninki waa xiran yahay hada' and they will end the news on that loooooool. They don't care about ninka xiran ama la dilo and somalia will just continue as normal.

Majerten iyo sacad maxay iska dileen, wax beri la badeli karo weeye lol. He said the issue in hamar another 100 years weeye illa qalbigooda gabowow. War ti puntland taalay 200 sano ayaa weli taagaan, marka maxaa ka filaysa buu yiri hawiye. My dad said arimaha yaryarka geel ama lacag wala siin kara, kuwa kale wa arin aadan waxba lagama gaban karin. Ma geel ba ku badelaysa buu yiri kuwi football stadiumka la soo dhigaye ama aan iscafino loooooooool. See someone who doesnt know the culture of those ppl will waste his time on saying 'aan is cafino' looooool

My dad said imagine they killed islam mahamed ninki keenay in aan lays dilin ileen waxba ma yaalo la dilo looooooooool cuz they just reproduce and u achieved nothing. He said his little bit of hikmad brought us together. Noone wud accept a geel or any money from u for his wisdom. Same goes for the sacad/abgaal who lost their great people in that big war which was even worse then anything we experience in puntland
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top