My dad is adamant arinta somalia hada ma aha beelo hada. He said thats why they marry young, reproduce, so if u kill him, he already has 10 kids who till take his spot. Wa jug jug halkaadi jog. It's only useful you kill them before they have kids lol which is highly unlikely in Somalia. So my dad said in dawlad la'antu sii dheerado waxaa dan ku gaba keliya ganacsato ma aha beelo somaliyeed ileen haday ku dilan beri populationka meeshay taala weli. It's continous circle of nothing being achieved. He said arimaha tarikhiga ah which can be as long as 200 yearsexcept hawiye oo 91 arimahooda ugu wayn bilabmay) requires horta in dawlad timado oo dad nool soo baxan oo laga aarsan karo. PL is different 200 years bay soo jiitamaysa arimahooda lakin at least wax uun bay ku heeshiyeen in aan lays dilin loooooooool illa wax la dilo la helo. My dad is adamant illa suuqa bakaraha furan yahay dawlad ma soo socoto, marki la burburiyo ayay dawlad imanaysa ama dadka leh la tarxilo.
So he is adamant bakaraha ayaa dhibka ka jira they only benefit from the civil war. My dad was like everytime the bakaraha was being bombed, dawlad ba dhow. I said why, he said at least hada hadaf ba jira oo wax keeni kara inu isbadelmo. Not beel ba beel weeraray oo ganacsato gadaal ka xirayo kkkk. Cuz beeluhu labo dhaqiiq bay ka heeshin kara waxooda hadi meel kale laga soo riixaynin. Hada niman afduuban baba yimi waa mashruc kale

Last edited: