#DegDeg:Xiisad Dagaal oo ka Taagan Deegaanka Buula Mareer Iyo Tuulooyin Hoostaga waxaa isku rasaaseeyay walina isku hor fadhiya labo Maleyshiyo beelood oo kasoo kala jeeda beesha Habar Gidir Iyo Beelaha Biimaal waxaana laga Cabsi qabaa in dagaal ka fool ka fool uu ka dhex qarxo hadaan lakal dhexgelin.
Xiisada ayaa salka ku haysa Deegaanada Buula Mareer waxayna soo jirtay muddo badan iyadoo aan wali xal buuxa laga gaarin.
Xiisada ayaa salka ku haysa Deegaanada Buula Mareer waxayna soo jirtay muddo badan iyadoo aan wali xal buuxa laga gaarin.