Former Mogadishu Police Commander Sadaq Jon & his troops move to Circolo Ufficiale area

#Xog: Farxaan Qaroole iyo Dhammaan Taliyayaasha kala duwan ee Booliiska ayaa diidday in ay weeraraan Taliyahoodii hore Saadaq John.
Farmaajo hadda waxa uu weerarkaas u xil saaray in uu fulliyo Sarkaal ilma adeer la ah oo lagu magacaabo Biixi ahna Taliyaha Ciidanka Lugta ee Millateriga Soomaaliya.



Ali Adan Mumin
 
Xaafada shiirkoole ayaa dhaq dhaqaa ciidan waxaa kawado saadaq oo sacad kahor dagay
Saadaq ayaa dagay meel istiraajiyo dagaal u noqon karto gurmadna kuheli kara..
Saraakiil Hg ah ayaa goordhaw gaaran shiirkole oo eey ku biiraan garabka General Saadaq..
🙌

Caw Muqdisho Saadaq iyo Farmaajo ayaa lookala safanyahay
 
Ciidamo ku labisan dharka Alpha Group-ta ayaa caawa lagu arkaya qayba ka mid ah xafaddaha degmada Hodan, halkaas oo uu saldhigtay Taliyihii hore ee Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ( Saadaq John) oo isagana wata Ciidama aad u fara badan.
Muqdisho caawa waxa ka jira cabsi la xariirta dhanka ammaanka iyadoo laga cabsi qabo in ay dhacaan weeraro.
Ali Adan Mumin
 
Xaafada shiirkoole ayaa dhaq dhaqaa ciidan waxaa kawado saadaq oo sacad kahor dagay
Saadaq ayaa dagay meel istiraajiyo dagaal u noqon karto gurmadna kuheli kara..
Saraakiil Hg ah ayaa goordhaw gaaran shiirkole oo eey ku biiraan garabka General Saadaq..
🙌

Caw Muqdisho Saadaq iyo Farmaajo ayaa lookala safanyahay

Horta kan ma madaxaa looga jiraa mise Somali ba maaha?
Naceybka uu shaqsi uqabo buu ku faraxsan yahay inuu dhiig somaliyeed udaato iyadoo weliba bil Ramadan lagu jiro
 
78634499_2288002434824489_4312621003155963904_n.jpg


Saraakiishii Hawiye waa ka diideen Farmaajo amarkiisii, waxey dhaheen ma weerareeyno Saadaq Joon. wuxuu amray Taliyaha Ciidanka Lugta Jeneral Biixi oo Mareexaana, Taliyaha Ciidanka Gorgor Villa Somalia Korneyl Dayax oo Baciidyahan ah, Taliyaha Taangiyadda iyo beebayaasha Madaxtooyadda Madowe oo u dhashay Mareexaan , waxaana hubaala ineysan hal baabuur la soo laaban doonin raggaas.
Jeneral Laba Afle iyo Xasan Jaamici hadda ayey gaareen Xeradda Guulwadayaasha oo waxey garab siinayaan Saadaq Joon.
Qurbajoogta Hawiye ee ku mashquulsan lacag aruurinta waxey ku hagaajin karaan Xildhibaan
Mahad Salad
, Guddi uu madax u yahay ayaa hoowshaas isu xilqaamay.
Fadlan dhiigyeelo oo gurmadkaaga af iyo adin hala arko.
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Another lie there is no fighting at all why do you lie in this holy month of Ramadan ? do you think anyone believes you or fears you ?

Head of Benadir Police breaking fast with H.E. President Mohamed Abdullahi Farmaajo
173878583_5221967961211299_1810850569122902019_n.jpg
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Shiiet magaalo is on absolute lockdown! Farmaajo not playing around wallahi, all major intersections have been sealed and Sadaaq Joon is absolutely surrounded in Dabaaq Naaji in Shiirkoole. Dude is pretty much cut off from any supplies. Tomorroq he may be arrested
 
Top