
Faah-faahin: Qarax ka dhacay agagaarka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho - Caasimada Online
Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoog leh oo gabal dhicii ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, gaar ahaan meel u dhow albaab laga galo xerada Xalane oo xubnaha beesha caalamka ay degan yihiin. Sida aan xogta ku helnay, qaraxa ayaa ka dhacay...

Roobloow intaad Farmaajo weerar ku ahayd AS ka faidayste!