Madaxweyne Siciid Deni ayaa shaqada ka cayriyay Wasiir kuxigeenkii xanaanada xoolaha Abdiwali Seed iyo wasiiru-dawlihii madaxtooyada

bidenkulaha

GalYare
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Shortest explanation:

Disagreement over 1m1v election and a potential extension if it can’t be prepared in time by Jan 2024. Deni wants 1m1v election cos he’ll likely be re-elected. AaranJaan don’t because they have no chance. Diyaano wants it too cos he’s the opposition and has a chance of winning. Also means he doesn’t have to give way for Ciise Maxmuud.
 
bidenkulaha

GalYare
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo dhawaan xilka uu ka qaaday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo afka furtay ayaa yiri

"Deni kuma aanan taageersaneen in uu isku sharraxo xilka madaxtinimada ee Soomaaliya, taas baddalkeedana hadda waxa uu rabaa in saddex gobol ka qabto doorashada Puntland oo laga tago gobollada Sool iyo Sanaag mana ahan wax ma qaadan karo".
 
lol, so he was supporting him when he was with him and conspiring behind his back with Aaran Jaan so they can get PM position. also he confirmed that he was fired because he's against 1m1v so I think it was a good decision.
 
Top