bidenkulaha
GalYare
Madaxweyne Siciid Deni ayaa shaqada ka cayriyay maanta Wasiir kuxigeenkii xanaanada xoolaha Abdiwali Seed oo ah Maxamuud Shiddo seedgiis. dagaalka u dhexeeya Siciid Deni Iyo Maxamuud Shiddo ayaa dibbada u soo baxay.
Waxaa kale oo shaqadii uu ka cayriyay Madaxwayne Deni wasiiru-dawlihii madaxtooyada oo saaxiib dhaw la ahaa Aaran jaan, Abdirahmaan Ali gurey.
Waxaa kale oo shaqadii uu ka cayriyay Madaxwayne Deni wasiiru-dawlihii madaxtooyada oo saaxiib dhaw la ahaa Aaran jaan, Abdirahmaan Ali gurey.