The agreement was signed in 2017 between Siilaanyo and the late Ali Khalif;
- In la helo cadaalad, sinaan iyo nabad ku wada noolaansho.
- In la wada ilaaliyo jiritaanka iyo madaxbanaanida Somaliland.
- In khilaaf kasta oo jira lagu dhameeyo wada hadal iyo jid nabadeed.
- In dastuurka dib loo furo, si loo sugo awood qeybsi ku dhisan cadaalada iyo Sinaan, guddi joogto ahna arrintaasi loo saaro.
- In Somaliland, ururada samafalka iyo hey'adaha jimciyada quruumaha ka dhaxeysa ay ka hawl galaan sidii mashaariic horumarineed looga fulin lahaa gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle iyo In ciidamada hubeysan ee Khaatumo la qarameeyo, oo Somaliland ay yeelato ciidan qaran oo suga xuduudaha, jirintaanka iyo danaha Somaliland.

Somaliland iyo Khatumo oo kala saxiixday heshiisyo dhowr ah - BBC News Somali
Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxweynaha maamulka khaatumo Dr Cali Khaliif Galleyr oo xalay magaalada Ceynabo ku kala saxiixday heshiis
