Tariikhda in wax laga barta fiican. Lana ogaado
Shidal qadashada majnuun farmajo halkey ka timid
Jubbaland laga soo bilaabo xiligi Siyaad bare, Waxa ka socday dhibaatayn iyo barakicin dadka dagan khaasatan Labada Jubooyin waliba dadka dagan aysan u dhanayn dhibatayntaas.
Dawladi ππ’π²πππ bare πππ waxa π±ππͺπ’π’πͺπ ππ‘ in barakac,tulooyin la gubo iyo xoolaha ree baadiyaha oo tarab tarab loo laynayo ay ahayd mid qorshe barakacin ah ku socotay.
Xiligi Cabdiqasin salaad waxa dawladiisi ka hoos guuray rag isbahaysi samaystay una jihaystay jubooyinka kuwaso isla wadadi hore maray ee barakicint ahayd un adeegsaday lacagti dawladnimada qorshe gaara.
Xiligi Cabdilaahi yusuf AUN, waxa hadana mar kale wadadaas qaaday wasiirkiisi Gaashandhiga ππ¨π₯-πππ«π π‘π’π«ππ₯π oo isagaba tagay xilki si uu mar kale u qabsado halkaas.
Dawladi Sh Shariif, waxa heshiis lagu gaadhay in ciidamo la tababaro si dakada labaad ee dhaqaaluhu kaso galo Alshabaab looga qabto taaso ah Kismaayo,maamulna lo sameeyo.
marki dhooblay Lasoo galay aya isla Madaxwaynaha hada jooga oo Raisul Wasare u aha Shariif 4 milyan lacag gaadhaysa la geeyay Dhooblay si loo kala fur furo ciidankas qorshuhuna u dhicisoobo, dhinaca kale qorshahasi marku fashilmay waxa shariifku ku dhawaaqay in Ciidamada Kenya sharci daro ku soo galeen dhulka Soomaaliya.
Xasan Sheekh wuxu bilaabay in la hor istaago isbadelki lagaga xoreeyay alshabaab ee maamulka loogu sameenayay Jubland taaso gaadhay in rag xamar laga tahriibiyo dagaalna ka dhaco khasaare ba,an gaystay oo ila maanta aan laga soo kaban.
Farmaajo, isla wadadi ka qabyowday waagu Raisulwasaraha aha un bu haya iimana muuqato waxa sababi karaya in degaan nabad iyo maamul ka jiro la isugu dayo burburinteeda yado indhaha bulshada la jeedinayo loona tusayo in kenya la is hayo.
Meshan la kowsatay dhib joogto ah waxay sabab u noqota ragaadinta xasiloonida iyo dawladbimada Soomaaliya.
Soomaali maanta kama go,do in 3000 oo wiil isku layaan Gedo,taaso samayn doonta shacabka iyo dawladnimadaba.
Waxa kuso bixi kolkaad intan oo dhan isu gayso, in qorshe guud yaalo meesha oo ki imadaaba hadafkiisa bilow ila dhamaad galiyo xeelad iyo xoogba.
Gunaanad ina rag walaalow wuxu ku dhaamo la wa, ee xeelad iyo xoog shaqayn wayday tanyo xiligaase , danta guud wa mihiim in la wada ilaashado.
@Farjano-Walad
@tyrannicalmanager
@Ferrari
@Removed
@PuntiteQueen
@Waamoking

Last edited: