Internet abbreviation slangs | Af-soo-gaabista internetka

Asc => asaalamu calaykun
Wcs => wacalaykuwasaalaan
Sth = > Sidee tahay?
Wnf => Waan fiicanahay
Wll => Wallaal
Hno => Huuno
Abwe => Aboowe
Abyo => Abaayo
Hyo => Hooyo
Abo => Aabo
Khyr => khayr
Scw => sallallahu Calayhi wa sallam
Cs => Calayhi salaamw
Kly => Kaalay
Ma => Maanshallah

Kuwo kale ma taqaanaa?
 

Trending

Top