Bohol
VIP
Taliyihii Ciidanka Police-ka Somaliland ee Badhan Gen: Caydiid Axmed Nuur iyo Ciidan uu hogaaminayo ayaa u goosyey dhinaca Puntland Waxaana lagu soodhoweeyay Magaalada Qardho.
Ciidamada oo ahaa kuwo deegaanka ah ayaa Mushaarka qaadan jirey Somaliland, waxaana Waa waayadii dambe aad hoos ugu dhacdey saamaynta Soomaliland ee deegaanada bariga Sanaag.