The Midlands
VIP
Guudlaawe oo dhici raba Qeybte Shabeelada dhexe ee deeqaha caalamka intuusan bixin ayaa lagu xujeeyay in deeqaha Hirshabelle loogu talogalay aan la soo deyn karin ayadoon hiiraan heshiis la la aheen oo qeybteeda Cali Jeyte masuul ka yahay
Ka soo tag sheeka baraleyda social mediaha ee sharanshurka Canshuurta hiiraan uu u socdaa oo uusan ku dhicin sheekada dhabta ah waxay taagan tahay "walaalayaalow sidii Eritrea iyo Ethiopia wax deeqaha u qaybsan jireen bilogii 90skii ka hor aqoonsigii eritrea 1993 aan ku heshiino sidii aan u kala qaybsan kaheen malaayiinta ii ogolaada inaan isku sawiro Baladweyne iyo Maxaas qeybtiinana qaata lacagta 50/50"
Jeyte waxaa loo ogalaadey inuu maamulo $2.5 million guudlawane $2.5 million lacagtana waa $5m
Waxaa kor isbaaro u taal Waare oo deeqbixiyaasha iyo Dawlada federalka al babadeeda fadhiyo intii hiiraan lagala heshiinayo aan waxba guudlawe la siin karin
Iskadaa wasaarada maaliyada Hirshabelle oo canshuur qaadee lacagtii Hirshabele ayaa jeyte ku dhaceysa
Intaa waxaa kuu dheer in Hassan Sh goaansadey in Guudlawe baxo waxaa la soo ogaadey inuu Xerow shariif iyo Abdulkadir cosoble ay ku fashilinaaan dagaalka labadaas oo qatar u arko hassan sh marka igaarkiisa Hawadle ayaa booska loo diyaariyay
"Iscasilaada" guudlaawe fisha

Last edited: