@Libaax-Joore Look at bandar bayla, your students are not even in the top 200, iska daa top 10. Maxay tartay muse suldan leadership? war anigu wixi garowe wax uu gabanayo ba ii daran, I want to have an advanced city, this is my land of awooweyaal. I don't look at petty things of hassan ugaar iyo bah dubays. War magalada waxaa la gelinaya drainage system, magaalada waxa la gelinaya water treatment equipments, war magaalada waxaa la gelinaya 4 sq km park-land. Waxasi aya ii daran not bah dubays iyo hassan ugaar jambal.