Garowe Developments

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

Garowe has the best roads in Somalia Masha Allah
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waxaan Maanta kormeernay dhismaha Dhulka xalka waara, oo laga dhisayo xaafad cusub oo loogu talo galay dadka danyarta, barakacayaasha iyo dadka ay Xooluhu kasoo dhammaadeen ee magaalada kusoo xarooday.

Xaafaddan oo laga dhisayo duleedka bari ee magaalada Garowe ayaa ah mashruuc ka kooban wajigiisa koowaad 75 guri, school, masjid iyo xarun caafimad. Guri kasta waxa uu ka kooban yahay 2 qol, jiko,musqul iyo daarad.

Waxaan u mahadcelinaynaa Hay'adaha Insaaniya iyo Arafaat foundation, oo nagala shaqeynaya hirgelinta dhismahan oo runtii ah mid waxtar weyn u leh Bulshada.

344535236_782402120115878_9222381454553147739_n.jpg

344582594_3474415106170321_1588358877478807252_n.jpg

344741662_2233704333504003_8121751466719965313_n.jpg
 
I hope they give first priority to locals.
 
Trending

Top