DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dhulmaal waxa ay diyaar kuula tahay dhagax isku darsaday: Qurux, Qiro iyo Qiimo jaban.
Soo dalbo. #Gaalkacyo #Garoowe #Qardho #Buurtinle #Bursaalax #Galdogob iyo inta ku xeeranba waxaa laguugu keeni doonaa goobta aad guriga ka dhisanaysid. #Dhulmaal.

299799596_473778818092671_2009470515359255401_n.jpg


299677442_473778804759339_4135651882704034678_n.jpg


This company uses long lasting materials
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane Maxamed Iimaan ayaa maanta kormeeray dhismaha saldhiga dhexe ee booliiska magaalada Galkacyo kaas oo maraya heer gebogebo ah.
Saldhigan ayaa noqonaya saldhig casri ah kaas oo loogu adeegi doono bulshda reer Galkacyo taas oo kamid ahayd qorshayaashii Wasaaradda Amniga Dawladda Puntland ee horutabinta lahaa sanadadii 2021-2022.
-DHAMMAAD-
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-galinta Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland.














298727445_457776942890394_3180812288835975669_n.jpg


299678071_457776756223746_5094064020615321113_n.jpg


299293506_457776796223742_8068199365594310161_n.jpg


299020406_457776962890392_9035001915542589973_n.jpg


299661462_457776522890436_719014357126957008_n.jpg


299535743_457776479557107_5620918751858585691_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa maanta kala warewgay Shirkadii dhisaysay Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug.

Munaasibadan waxaa goob joog ahaa iskuduwaha Wsaarada Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiinta Shirkada Qaabilsanayd Dhismaha.

Dhismaha Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug oo in muddo ah uu dhismihiisu socday soona bilaamay xiligii dawladii uu madaxweynaha ka ahaa Dr cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa u muuqda wali mid qabyo ah waxna ay ka dhiman yihiin.

Sida sawirada ka muuqata way burburtay Shamiitadii laga mariyey dabaqa kore korkiisa.

Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa markuu xilka la wareegay waxa uu si fiican u dardargeliyey shaqada maamulka gobolka.


1aa1d-1-768x432.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Fadlan hadii aad lakulanto xaalad caafimaad oo dagdag ah kuna sugantahay magaalada galkacyo iyo nawaaxigeeda #kooxda_ambulanceta_bisha_cas waxay kuufidinaysaa gargar caafimaad oo dagdag ah
Fadlan sibilaash ah ku wac lambarka gaaban ee ambulance ta
1) Golis=383
2)Hormud=446
446 ka kadooro 2 Galkacyo
Waxaan kugu soogaaridoonaa sidagdag ah waxaana kuusafrin doonaa hospital ka aad rabto adigoo gargaar caafimaad lagu siiyey
24hours waa helaysaa oo heegan Bay kuuyihiin kooxda ambulance ta




 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Damn Galkacyo, u guys wanna blame PL for lack of development, your own mayor is telling u not a single project was handed to him



I watched the ex-mayor saying most of Galkacyo funds are used for stability and conflict resolution looooooool, then I saw Galmudug Mayor standing next to him, looooooool. Are u guys paying these guys off like the romans did the vandals loooooool, it's funny but are we payin for GALMUDUG government, war nimankan hard defensive 'border' iska saara and only allow interstate truckers to go thru. They are not productive clan to work with no matter how much u think they will change or u can change them, u just wasting valuable time.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Horumarka Gaalkacyo iyo Maalgashiga qurba joogta oo dhismaha dalkooda u soo jeensaday
Gaalkacyo bishii 75 guri ayaa ku saa,ida oo 16 kamida ay dabaqyo casriya yihiin...T&T

P/Power











 

Trending

Latest posts

Top