Shirkada Kaabe macaamiisheda sharafta leh waxay u haysaa adeegyo aad u muhiim ah oo ay ka mid yihiin shaqaale aad loo carbiyay una tababaran shaqada ay qabanayaan hadaba shaqooyinka ay qabanayaan waxaa ka mid ah :-
1. Hagaajinta Tv yada.
2. Xirxirida aqalada.
3. Hagaajinta korontada.
4. Furida suuliyada xirmay.
5. Hagaajinta tuubooyinka xaafadaha.
6. Rinjiyaynta iyo dayactirka guryaha.
7. Iyo dhamaan farsamooyinka gacanta odhan
* Sidoo kale Shirkada Kaabe waxay macaamiisheda u haysaa gawaari ardayda u sahlaya inay si fudud u tagaan goobahooda waxbarasho.
* Sido kale waxay idin haysaa gawaari loogu talo galay in si sahlan aad ugu guuri karto xafadada
* Sido kle waxan ka maqnayn kiraynta guryaha
Hadaba macmiil si aad u hesho adeega aad ubaahan adiga oo xafadada jooga fadlan la xiriir mobilada hoos ku qoran
0907603750 | 0907638246 | 0615687331