The thrilling, end-to-end match at Cawaale Stadium(Gaalkacyo) between Galmudug and Puntland ended 2-2 after extra time, with Galmudug winning on penalties.


Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay kulan ciyaareed dhexmaray labo kooxood oo ka socota Galmudug iyo Puntland,
Kulanka oo dhacay Garoonka Kubada cagta ee Dhanka Waqooyi waxanaa ciyaarta ku soo dhamaatay 2 iyo 2 iyadoo gool ku laad ama rigoore ay koobka ku qaaday kooxda Kubada Cagta ee dhanka Galmudug ka socotay,
http://mudug24.com/2017/03/10/sawir...nd-iyo-galmudug-oo-arimo-cusub-soo-kordhiyay/





Last edited: