For the pro Ethiopian West african and African American somalis

J-Rasta

Inactivated
VIP
Waa barambaro camal. Meeshaan wii la buuxan, hilib ceyriin ka urin karta.
Waa laga yaaba kuwa fara ku tiris hasa yeeshe tiradooda ma badna halistooda ma badna laakin waa in la iska ilaaliya ileen basaasnimo ayay u joogaan halkan,

Taasi muran ma aha in meeshaan ay ku badan yihin qoladaan kale hadadan hore aan sheegayay , dariska kale ee naceybka noo qaba iyo ina adeeryaashooda oo galbeedka qaarada degta iyo tolkooda dunida kowaad ku nool
Kuwaas weeye waxaa marwalba arimaha geeljire soo bandhiga ama wax ka sheega marka ma qiyaasi karo cuqdada intaas la'eg ay inoo qabaan shiisheeyahaan
Waxan filayaa inaad hadalkayga si fiican ufahantay kkk
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
Both are not good the arab worshippers and madow worshippers.

Whats wrong with just being somali ? we are nothing else some of us might be mixed with arab or bantu but at the end of the day our label is somali and should be kept that way.
I agree except we aren't mixed with either. We are our own race.
 

J-Rasta

Inactivated
VIP
Both are not good the arab worshippers and madow worshippers.

Whats wrong with just being somali ? we are nothing else some of us might be mixed with arab or bantu but at the end of the day our label is somali and should be kept that way.
Waankugu raacsanahay ugaas boqol kiiba boqol , waa sida aad tiri labada dhinac isma dhaamaan waa labo sambac oo garaad laheyn
Kaliya waaxanan raacsananeyn in isirkeena u yahay dhegocas , awoowyaasheena wey ka horeyaan oo waxaa suurogal ah in ay naga soo farcameen laakinse waa dood kale oonan ku saabsaneyn mowducaan


But you are right sxb we are Somalis the end of the day kkkk
 
That โ€œAbdi :) :nvjpqts:โ€œ account is miskeen that gets bullied online lol I read a twitter thread about how he became so anti somali.
 

Trending

Latest posts

Top