Waa laga yaaba kuwa fara ku tiris hasa yeeshe tiradooda ma badna halistooda ma badna laakin waa in la iska ilaaliya ileen basaasnimo ayay u joogaan halkan,Waa barambaro camal. Meeshaan wii la buuxan, hilib ceyriin ka urin karta.
Taasi muran ma aha in meeshaan ay ku badan yihin qoladaan kale hadadan hore aan sheegayay , dariska kale ee naceybka noo qaba iyo ina adeeryaashooda oo galbeedka qaarada degta iyo tolkooda dunida kowaad ku nool
Kuwaas weeye waxaa marwalba arimaha geeljire soo bandhiga ama wax ka sheega marka ma qiyaasi karo cuqdada intaas la'eg ay inoo qabaan shiisheeyahaan
Waxan filayaa inaad hadalkayga si fiican ufahantay kkk