this was back in 2017
Farmaajo oo sheegay in $100 kun oo dollar la siindoono qofkii qarax soo sheega
Lahaanshaha sawirkaAP
Image captionQaraxa ayaa suuqa burburiyay
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ballan qaaday in $100 kun oo dollar la siin doono qofkii sheega akhbaar ku saabsan gaari walxaha qarxa ku xiran yihiin.
Madaxweynaha ayaa hadalkaasi sheegay ka dib markii uu cisbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen in ka badan 34 qof.
Sidoo kale ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi oo ka dhacay suuq aad u mashquul badan oo ku yaalla degmada Wadajir.
Farmaajo oo sheegay in $100 kun oo dollar la siindoono qofkii qarax soo sheega
- 20 Febraayo 2017