Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qeybo kamid ah gobolkaasi soo gaareen ciidamo cusub oo Itoobiyaan ah oo wata gaadiid dagaalka iyo hub kala duwan.
Ciidankan ayaa la sheegay in ay kasoo gudbeen xadka dalka Itoobiya la wadaago Soomaaliya, waxa ayna ciidamadan durba gaareen saldhigyana ka sameesteen garoonka diyaaradaha Doolow.
Ciidamo katirsan dowlada federaalka Soomaaliya ayaa horey gacanta ugu hayay amaanka garoonka Diyaaradaha Doolow , hasa ahaatee ciidamada cusub ee Itoobiyaanka ah ayaa la sheegay in ay la wareegeen amaanka garoonka.
Maamulka Jubbaland ayaa horey gacanta ugu hayay degmooyinka gobolka Gedo, hasa ahaatee ciidamada Jubbaland ayaa si farsameesan loogala wareegay inta badan gacan ku heynta degmooyinka gobolkaasi