mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
#Degdeg:- Dagaal culus ayaa hadda ka socda degaanka Ceeljaalle oo katirsan G/Sh.Hoose .
Dagaalka ayaa waxaa la xaqiijiyay inuu ka dhashay markii ay askar dowlada kawada tirsan balse kala ah qabiilada HG & Biyamaal ay wax la xiriira qabiil isku afgaareen.
Hadda dhimashadu waxaa la ii sheegay inay tahay 2 askari, dhaawacu ma sugna.