Burco Development News

ZodiaK

VIP
1683816739031.png
 

ZodiaK

VIP
Waxaa maanta la dhagax dhigay dhismaha Buundada (Khayr wada) ee magaalada Burco oo bulshada Burco baahiweyn uqabeen.

Bariijkan waxaa dhisaaya Ganacsadaha weyn ee reer Somaliland Xaaji Maxamed Siciid Ducaale

1687102638484.png



1687102731650.png
 
Top