Ciidamadii ugu badnaa dowladda ITOOBITYA oo soo galay gobolka Galgaduud
December 24, 2019
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay gudaha u soo galeen deegaano dhaca xadka Soomaaliya.
Ciidamadaan oo aan qeyb ka aheyn howlgalka AMISOM ayaa la sheegay inay ka yimaadeen dhanka magaalada Jigjiga, islamarkaana ay fariisimo cusub ka sameysteen halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaasi ay gudaha u galeen deegaanadii ay dhowaan ku dagaalameen ciidanka Liyuu Boolis iyo maleeshiyaad deegaanka ah.
Sidoo kale waxaa deegaanadaasi ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya, gaar ahaan qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka, kuwaas oo labada dhinac u kala wareejiyey maxaabistii lagu kala qabsaday dagaalladii uu dambeeyey.
Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Caasimada Online ay sheegeen in ciidanka Itoobiya ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen xadka labada dal, gaar ahaan G/ Galgaduud.
Lama oga sida uu xaalku noqon doono, balse dhaq dhaqaaqyadaani cusub ayaa saameyn ku yeeshay xadka Soomaaliya iyo Itoobiya
They have exchanged prisoners with 21st SNA and took over security.
Walle Farmaajo and Aby Axmed have done a wonderful job Rather ENDF than the coward Liyuu anyday, now barakicinta shacabka wala joojiyey as they have been stationed in laasacanood, boorancad.

Last edited: