Puntland iyo faan maxaa kala haysta, waar sida naagaha maalin walba lama cataabo ee sida ragga ayaa la dagaalamaa ama waa la iska aamusaa.
Laascaanood 2007, markii lala wareegay ilaa maanta waanu usoo soconaa baa lahaydeen waa 10 sano iyo dheeraad.  Tukaraq  maalintii lala wareegay saacadaha soo socda ayaan dib ula wareegayna ayaad lahaydeen,  after 2 weeks weli waa soo socotaan.
Maalintii Cabdiwali Gaas madaxweynaha Puntland noqday, wuxuu yidhi Sool iyo Sanaag ayaan soo celinayaa, waanu hanjabay, iska daa wax uu soo celiyee dhul dheeraad ah ayay Somaliland sii qabsatayba.  And now he is in office in his final year.
More action and less talk please.