2 h Β·
Dagaalka ganacsiga dekeda berbera wuxuu maraya meel wanagsan waxaan jidka kula kulmay Gaadhi waday lo dibi ubadan lo,daas waxay iila muuqatay mid aan laga helin degaanada Puntland iyo Galmudug
darawalka gaadhiga waday ayan wax ka weydiiyay meesha uu ka keenay Lo,da darawlk wuxuu iiga waramay inuu kamid ahaa boqolaal gaadiid ah oo dekeda berbera udaabuli jiray xoolaha nool tan iyo bilawga dagaalka laascaanood wuxuu iisheegay in gabi ahaanba joogsaday daabulkii xoolaha iyo maciishadihii laga soo qaadi jiray magalaada berbera
intaa kadib wuxuu isheegay arin layaableh oo ah in dibada qaarkeed laga keenay Gobalka NFD ee Kenya xooga ku haysto iyo degaanada Jubaland wuxuuna ku sababeeyay in aysan jirin doomo iyo maraakiib xoolo uqaada dekedaha Kismaayo iyo Mogadisho taas bedelkeeda berbera ka dhoofi jireen haatana usoo wareegeen Boosaaso
ganacsadaha waday lo,da wuxuu iiraaciyay in dekeda Garacad hadii loo helo wado loo maro ay noqon doonto deked la wareegta dhamaan badhtamaha iyo koonfurta Soomaaliya Ganacsiga ka socda