Bosaso Developments

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Yes sirπŸ«‘πŸ‡ΈπŸ‡±

We have to save puntites all hartis and tell them lacagtani ay account ku haystan 3-5% a year wuu qiima beela, hadi waqti dheer lagu dhufto(compound loss over time) sida 20 years, they lost 60-80% of lacagti meesha uu fadhiysee. Wa inay lacagtasi maal-gelin xoogan ku samayan whether real estate, or manufacturing or banking, business, lacagtu waa inu shaqaya ama wuu gubanaya. PLS pass this wisdom onto all hartis, waan ka naxa lacagtooda meel iska fadhiyo iyo khatarta ay lee dahay runti
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Libaax-Joore me and u fight alot lakin runti muse suldan midgahani i wud be like warheedhe wax aan isku tagno oo dalka ka hirgelino oo hanoo shaqaysee hanti weeye intay account yar nooga burburi lahayd.
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
@Libaax-Joore me and u fight alot lakin runti muse suldan midgahani i wud be like warheedhe wax aan isku tagno oo dalka ka hirgelino oo hanoo shaqaysee hanti weeye intay account yar nooga burburi lahayd.
Muse sultan richest Majerteeen subclan
F99AFC8D-702C-4CCF-B9D3-F337EF60F19B.jpeg
 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.
400k of livestock exported last week according to the minister, and Bosaso port is attracting some of the exports that usually destined for Berbera after the closure of Sool roads.

Hon Ahmed Gas

2 h Β·

Dagaalka ganacsiga dekeda berbera wuxuu maraya meel wanagsan waxaan jidka kula kulmay Gaadhi waday lo dibi ubadan lo,daas waxay iila muuqatay mid aan laga helin degaanada Puntland iyo Galmudug
darawalka gaadhiga waday ayan wax ka weydiiyay meesha uu ka keenay Lo,da darawlk wuxuu iiga waramay inuu kamid ahaa boqolaal gaadiid ah oo dekeda berbera udaabuli jiray xoolaha nool tan iyo bilawga dagaalka laascaanood wuxuu iisheegay in gabi ahaanba joogsaday daabulkii xoolaha iyo maciishadihii laga soo qaadi jiray magalaada berbera
intaa kadib wuxuu isheegay arin layaableh oo ah in dibada qaarkeed laga keenay Gobalka NFD ee Kenya xooga ku haysto iyo degaanada Jubaland wuxuuna ku sababeeyay in aysan jirin doomo iyo maraakiib xoolo uqaada dekedaha Kismaayo iyo Mogadisho taas bedelkeeda berbera ka dhoofi jireen haatana usoo wareegeen Boosaaso
ganacsadaha waday lo,da wuxuu iiraaciyay in dekeda Garacad hadii loo helo wado loo maro ay noqon doonto deked la wareegta dhamaan badhtamaha iyo koonfurta Soomaaliya Ganacsiga ka socda








 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I love Bosaso New Market done under Gaas. It's a model for all Markets in PL.

17201108_1283532305067290_5640677344361250184_n.jpg



17309436_1283532325067288_1751731758699534670_n.jpg


17309444_1283532448400609_1650307033734915372_n.jpg


17352367_1283649368388917_170442881911330645_n.jpg




I want all open-air markets whether meat-fruit-veg-fishery follow in Bosaso Market Model
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Im Impressed with this Town rising up from a 'C' Town to 'B' Town. @Manzana




I am impressed with the farming. This farming model needs to expand to each town. Same with Dams. Then it's social infrastructure like schools, hospitals. Then hard infrastructure roads, energy, water grid, telecom. They need help with setting Local Council Building to discuss their town development.
 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I hope each Bosaso neighborhoods forget tol when u r in the city, dantina waa xaafaada aad degan tahay iyo horumarkisa so ur living standard improves and housing prices. U need to do more with trees, open spaces, drainage, sewage, clean water, sanitation bins, which will increase your property prices and rental rates. Dantina waa xaafadina marki magaalo la joggo.
 

Trending

Latest posts

Top