Shabaab oo dib u qabsaday Camaara iyo Bacaadweyne iyo wararkii ugu dambeeyey
Camaara (Caasimada Online) – Dagaal-yahanada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta dib u qabsaday deegaano dhowr ah oo ka mid ah gobolka Mudug, oo ay ka mid yihiin Bacaadweyne iyo Camaara. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Al-Shabaab ay qabsashadan u suurta-gashay kadib markii...
www.caasimada.net
Not only have they recaptured Camaara but now they have advanced and taken Bacaadweyn
Another L for Galnus