Are you muslim first or Somali first?

Status
Not open for further replies.

Volcahoooees

Resident of WZKSA, Wahabi-Zionist K. Sh!thole. A
Humanity before religiosity therefore, in some aspects Muslim first and some others somali first.

It depends on what you define as Muslim, for me it's someone that strives for balance, and to consciously submit to the will of the Creator, I don't believe in a cultural Islam, traditional Islam transcended culture which is why Somalis preserved their culture up until the Salafi Menace that exists today.
Waryaa:camby:, the salafa are the true muslims:fittytousand:
 
It's weird anytime I see a large wall of text in somali my eyes just glaze over lol
Funny story I came across a while back:

Beri waxa Somalia ku noolaa nin Alla kood ah oo la odhan jiray Ina Xagaa Dheere. Wuxuu lahaa adhi badan. Dhimashadii adhigiisa ayaa aad u badatay. Waxa la yaab noqotay sababta adhigu u dhimanayo. Sidaa darteed wuxuu go’aan ku gaadhey in uu adhiga kala qaybiyo oo uu qayb siiyo Illaahey, qaybna isagu qaato.

Markaas adhigii laba xerro oo isleeg ayuu ka dhigey. Ina Xagaa Dheere Illaahay ayuu la hadley oo ku yidhi,
“Illaahayow adhiga qeybtaas adiga ayaa iska leh ee sidaad doonto u maamul, laakiin qaybtayda shaqo kuma darsan kartid.”

Adhigii uu soocday Ina Xagaa Dheere dhimashadii ma daynin, hase ahaatee xoolihii Illaahey uu u soocay waxba kama dhiman. Markaa wuu fikiray, oo wuxuu go’aansaday in markasta oo adhigiisa wax ka dhintaan uu isna wax ka dillo kuwa Illaahay.

Maalin ayaa waxa dhimatay lax adhigiisa ka mid ah, markaas ayuu intuu Ina Xagaa Dheere warran soo qaatay lax ah kuwii uu ilaahay u soocay ku dhuftay. Laxdii ayaa qaylisay markaas buu Ina Xagaa Dheere yidh “CAAAAC, afka xun day. Kuwayagu miyaanay naf leheyn”.

Maalin ayaa roob da’ay markaas odaygii Ina Xagaa Dheere dhulka ayuu afka biyo kaga cab is yidhi. Ileen Illaahay baa u cadhoodaye, dhulkii ayaa afka kaga dhegay. Wax uu sameeyo ayuu garan waayay, firig firig iyo kaadi baa ka dhamaatay, markaas wuxu xasuustay in uu Ilaahay ku gafay.

Beryo ayuu iska ilaalin jiray in uu Ilaahay ku gafo, maalintii dambe ayaa adhigii aad u dhintay markaas ayuu is hayn kari waayay oo yidhi “Haddii aan aamuso xoolaha sidaa laga deyn maayo. Haddii aan hadalnona waa af salax kula dheg

:cryinglaughsmiley::cryinglaughsmiley::cryinglaughsmiley::cryinglaughsmiley::cryinglaughsmiley:

I've heard of this story before but I can't remember if it was on here or from some relative
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top