SPMLegend
VIP
Breaking news
Fighting has restarted in Geriley as state troops recaptured the town and are now in pursuit of Al-shabaab militias
Dagaal xoogan ayaa markale dib uga qarxay magaalada Garileey, waxaana liisku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kale duwan.
Khasaaraha rasmiga lama ogaan karo, network-ga oo ciriiri ah iyo dagaalka oo socda awgiis.
Wixii kasoo kordha lasocda