Ahlusuna Joins Galmudug!

Status
Not open for further replies.

Agent 47

21st Divsion of Somali National Army
General maxamed nuur galaal ayaa sheegay in labada madaxweyne ee Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca ay mabda’ahaan isku raaceen in la mideeyo labada maamul isla markaana uu madaxweyne u noqdo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Janaraal Galaal oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in sidoo kale mabda’ahaan la isku raacay xarumaha hay’adaha dawladda la kala qaado, tusaale ahaan in xukuummaddu ku shaqayso magaalada caasimada ah ee Dhuusamareeb, halka baarlamankuna ku shaqeynayo magaalada Cadaado, Garsoorkana loo wareejiyo magaalada Caabudwaaq.

Janaraal Galaal waxa kale oo uu sheegay in Madaxweyne Xaaf oo uu la socdo Sheekh Maxamad Shaakir uu kormeer ku mari doono Dhuusamareeb illaa Matabaan.
http://www.caasimada.net/ahlu-sunna-oo-aqoonsatay-madaxweyne-xaaf-akhriso-waxyaabaha-lagu-heshiiyey/
http://mudug24.com/2017/08/23/akhri...y-maamulada-ahlusuna-waljamaaca-iyo-galmudug/
http://ceelhuur.com/?p=47486
This is good news:qri8gs7:

Xaaf would be visiting Dhusamareb to Mataban:rejoice:
General Galaal:salute:
 

Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP
President in dhusamareeb
Parliament in Cadaado and justice system in Cabudwak

giphy.gif
 
They just fought, how did they join? lol

https://www.voasomali.com/a/3997169.html
Janaraal Galaal said:
Gen. Maxamed Nuur Galaal waxaan sidoo kale, wax ka weydiinay in dagaalladan hadda gobolka ka socda ay wada hadallada wax yeeli karaan “Maya, waxba yeeli maayaan, Dagaal Mareergur iyo kuwoo meelo kale ka socda waxaa Laga Abaabulayaa Xamar, waxaa la doonayaa in heshiiskan lagu waxyeelo, mana dhaceyso, labada dhinac waa ogyihiin”

Ugu Dambeyntii, waxaan Gen. Galaal weydiinay in Ahlus-unna aqoonsan tahay madaxweynaha Galmudug iyo maamulkiisa “Waxaa ay doonayaan in Galmudug qeyb ka noqdaan, waana aqoonsan yihiin madaxweynaha Galmudug, arrintaas meel fiican ayey mareysaa” ayuu ku jawaabay.

Damn Gen. Galaal just lays it out :wow::whew:
@GABAN
http://goobjoog.com/gen-galaal-oo-g...obo-ay-ku-heshiiyeen-galmudug-iyo-ahlu-sunna/
 
Last edited:
Is militias aligned with two administrations that want to merge fight each other not a setback?

07-minister.jpg
:noneck:



Well if you actually read what I qouted you'd know the situation

Here it is in English if that suits you better.
Similarly when asked if the ongoing conflict in the region is believed to have influence on the peace talks, he said “No. It will not affect them. The conflict in Mareergur and other locations are being organized from Mogadishu meant to disrupt these peace talks but it will never happen and both sides know this.”

“We want them to be part of Galmudug administration and they recognize the Presidency of Ahmed Duale Haf . This matter is passing at a crucial stage” said General Galal regarding on the position of Ahlu Sunna wal Jama towards the leader of Galmudug state.

Or is this not direct enough for you?:gucciwhat:
Should I translate it to Dutch or French or whatever it is you speak instead?
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top