
I removed the horrific Picture (AUN the poor fellow was Kidnapped and killed savagely by Ahlu-sunnah Ceyr).

Meydka Askari katirsan Ahlusuna caawa la geeyey guriceel & jawiga oo kacsan - Somali News Leader
Wararka inaga soo gaaraya caawa magaalada guriceel ayaa sheegaya in halkaasi meel duleedka ka ah lagu arkay meydka qof xiran dareeska ciidamada dawlada lagu yaqaano. Lama oga cida dilka geysatay iyo waxa uu salka ku hayo balse dharka uu wato ayaa lagu qiyaasay inuu yahay askari katirsan Dawlada...
www.warqaad.info