Our written language looking like this addygcpo iyfgh htfv kkkk siyad barre f*cked up
Amazonian aa?Ingriiiiis waa mamnuuc
Luuqadada hooyo nala wadaag.
Magaceygu waa Amazonian
Waxaan dhamaantiin in wada leeyahay barasho wanagsan. Si wacan ayaa la isoo dhawayey. Wadna ku mahadsantihiin walalahey Soomaliyeed.
#SHANTASOMALI
War maxaad tiri?
"Hadaa nabiga jeceshahay, like ii saar" then proceeds to "plz subiskarayb igu qabo wllky"" wixi somali ah like ii saara. intii muslim ah oo wadanka jecel subiskareeb igu qabta i loof yuu"
Af sooomaligaada wuxuu leeyahay soojiidasho, waxaad moodaa sidi xamaariga inaad uyara hadleyso. Ee Reer xamar miyaad tahay. Isheeg bal kkkkkkk