Af Soomali Kaliya

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
ii dheegsta, ana ka madax ah soomalispot:mjswag:
Ok, madaxeey
material_1602303587143.png
 

Aurelian

Forza Somalia!
VIP
Ingriiiiis waa mamnuuc

Luuqadada hooyo nala wadaag.

Magaceygu waa Amazonian

Waxaan dhamaantiin in wada leeyahay barasho wanagsan. Si wacan ayaa la isoo dhawayey. Wadna ku mahadsantihiin walalahey Soomaliyeed.

#SHANTASOMALI
Amazonian aa?
Kow, Magac soomaaliyeed la so bax. Ka bacadi af soomaaliga u boote
 

CanoGeel

"Show respect to all people, but grovel to none"
" wixi somali ah like ii saara. intii muslim ah oo wadanka jecel subiskareeb igu qabta i loof yuu"
 

Trending

Latest posts

Top