Af Soomali Kaliya

Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Ingriiiiis waa mamnuuc

Luuqadada hooyo nala wadaag.

Magaceygu waa Amazonian

Waxaan dhamaantiin in wada leeyahay barasho wanagsan. Si wacan ayaa la isoo dhawayey. Wadna ku mahadsantihiin walalahey Soomaliyeed.

#SHANTASOMALI
 

salma saluuni

For the thrill💃🏽
Asalamu alaykum asxabta maxa la haaya caawa. Iga daba geeya waarka cusub. Af soomali qoralkiisa ima dhibaayo. Qoralka iyo ku hadalka somalia ayaan ku so baarti.
 

Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Asalamu alaykum asxabta maxa la haaya caawa. Iga daba geeya waarka cusub. Af soomali qoralkiisa ima dhibaayo. Qoralka iyo ku hadalka somalia ayaan ku so baarti.

Ciyaarta dheeesha ka daaa


Af soomaligaagu waa saafi.

Imiso sano ayaad afka Soomaliga ku hadleysey? :silanyolaugh:
 

Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
Maya wlhi sanaad iyo baar ayaan somalia ku noolay:lolbron:marka ku dhax noshahay meel adan luuqadiisa garaneenin wad ku qasbantahay inaad baratiid.

:guccishock: Bisinka

Inleen walaley dhibaato soo jireen ah ayaad noloshaadu ku soo qaadatay. Soomalidu waa dad madax adag....amey qasab luuqada kugu bareen? :mjlaugh:
 
Subax walba afar erey ee somali ah warqad ku qor. Bisha dhameedkeeda af Somaaligu waad ka qalin jabin doontaa insha allah
Mashallah waa sax. waxan filayaa iin aad wooqiye tahay. Horta runti af somaliga saxda ah waxan kaa bartay heesa dhagysigsa maa gartay. Waligay noloshayda buug Somali ah maa akhriin.
 

salma saluuni

For the thrill💃🏽
:guccishock: Bisinka

Inleen walaley dhibaato soo jireen ah ayaad noloshaadu ku soo qaadatay. Soomalidu waa dad madax adag....amey qasab luuqada kugu bareen? :mjlaugh:
Maya :mjlol::mjlol:liigu ma qasbiin aniga naftayda ayaan ka keensadi. Wayo markaan taagayi af soomali waan fahmayi kiisto lkn ku hadalka ayaa ii dhibaayi. Marka waxaan isku daayi inaan ingriiska iska joojiyo oo aan af soomali isku qasbo marka dadka la hadlaayo. Heesaha xiita wey ii cawiisi
 

Trending

Top